berberatoday.com
Deg Deg Ah”Guddida Ururada Siyaasada Oo Lagu Amray Inay Sharci Ku Shegaan Shirkii Garabka Faysal Cali Waraabe Qabsaday Kii Kii Jamaalna Dadafeeyaan
November 9, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.con)-Gudida Diwaangalinta Ururada siyaasiga ah ayaa waxaa ay ka hadleen shirarka ay kala qabsadeen labada garab ee xisbiga UCID ka sharciga waafaqsan

gudi

Gudidu waxaa ay si cad u sheegen in shirka uu qabsadey garabka Gudoomiye Faysal Cali Waraaabe uu waafqsan yahay qararkii maxkamada sare isla markaana uu yahay ka ay gudi ahaan u aqoonsan yahiin in uu sharci yahay

 
 

Sidoo kale gudida waxaa ay sheegtay in shirka ay qabsadeen garabka Jamaal Cali Xussen aanu waafaqsanen qaraaarkii maxkamada sare isla markaana uu sharci daro yahay .

Dhinca kale gudida oo ka hadashey in uu Muj.Cali Guray ka mid yahay hogaanka xisbiga UCID waxaa ay gudidu sheegtay in aanu ka mid aheyn Cali Guray hogaanka xisbiga Isla markaana gudoomiye nimadiisa shirkii lagu ansixin lahaa uu yahay kan uu Faysal Qabsadey .

 

Goor Dhaw Filo Muuqalka Warkan

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews