berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Garabka Jamaal Cali Xussen Oo Ka Hadley Xafiiskii Xisbiga Ucid Oo Saaka Ciidan La Soo Dhoobey Iyo Nuxurka Dacwad Saddex Nooc Ah Oo Ay Gudbin Doonon
November 10, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Garabka Jamaal Cali Xussen ee xisbiga UCID ayaa waxaa ay ka hadleen xarunta dhexe ee xisbiga UCID oo ay sheegen in ciidan la soo dhoobay ka dib markii ay hore u bayaamiyeen in mudaharad xisbigaasi ka hor sameyn doonan maalinta khaamista ah oo maanta ah .

 Aqoon yahan Jamaal Cali Xussen oo hore u ahaa musharaxii madaxweyne ee xisbiga UCID ayaa waxaa uu ugu horeyn ka hadley shirkii aan caadiga aheyn ee garabka Gudoomiye Faysal ku qabsadey magaalada Hargeysa waxaana uu sheegay in shirkaasi waxii ka soo baxay sharaci daro yahay

Sidoo kale Jamaal Cali Xussen in maxkamada sare ka furan doonan saddex dacwadood oo kal gaar kuwaas oo kala ah

1.Dacwad kaligii Ku soo oogayaan Gudoomiye Faysal cali Waraabe

2. Dacwad ay ku soo eegi doonan haayadihii shirci darada ugu hiilyey shirka Faysal waa sida uu hadalka u dhigay

3. iyo dacwad kale oo ka dhan ah fulintii xukunkii maxkamada sare oo  sidiisii aan loo fulin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/enENN3i3-YU

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews