berberatoday.com
Jamaal hadii uu yidhaa cadaalad maan helin waa runtii lakiin dadka Somaliland inta aan cadaalad helin waynu ognahay W/Q Cali Guray
November 10, 2016 - Written by Berbera Today

Jamaal hadii uu yidhaa cadaalad maan helin waa runtii lakiin dadka Somaliland inta aan cadaalad helin waynu ognahay oo maaha Jamaal keligii. Khasaaraha ugu wayn ee dhacay maaha musharaxnimada Jamaal ee la af duubay hadii intii Ina Cali Waraabe aanu ucid kufsanin shalay horteed tanaasulin sida qabo. Khasaaraha ugu wayn ee dhacay waa xisbigii ucid oo ahaa xisbi qaran oo la gawracay gacanta ina Cali Waraabena ku dhintay oo maanta magac aan magacaabis lahayn( ISSIM BI DUUNI TASMIYA) noqday oo hadana iib u joog ah. Xisbi dhan ayaa dhintay oo khadka ka baxay oo maanta aan ahayn wax ka badan bakhtigii Ina Cali Waraabe mooyee aan cid kale oo u hunguroon kartaaba aanay jirin. Sida uu yahay maanta anigu “KAB IYO XAARKEED IN LA ISU TUURO” wuxu ku dhaamaa inay jirto ma qabo. Ina Cali Waraabe haduu bakhtigu xalaal u yahay ha u ahaado anigu bakhti cun Ina Cali Waraabe oo kale ah noqon maayo. Cid iga talo qaadatana kula talin maayo inay ucid hungurayso. Xisbi doorasho geli kara oo tartami kara maaha ucid loogumana talogelin in uu noqdo Musharaxnimada uu sheeganayo ina Cali Waraabena maaha wax jira oo run ah ee waa dhako kale

 
W/Q Cali Guray
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews