berberatoday.com
“Jamaal UCID Isagaa Soo Saaray, Laakin Axmed Muumin Seed Qof Buu Ka Aha WADDANI”.Siyaasi Aadan Axmed Dhoola-Yarre
November 10, 2016 - Written by Berbera Today

“Qabyaalada inaga daaya u hiiliya Jamaal xaqa ugu hiiliyo meel uu ku ciil baxo ugu hiiliya arinta dhacday ilaahay ba reer Somaliand ku eegeya siday xaqa u raacaan.Kolay qaar baa odhan doona Muumin Seed ba waa ti ku dhaccday.waar isku mid maaha Jamaal ucid isaga soo saaray laakin Muumin Seed qof buu ka aha Wadani”

Waan idin salaamay inta samaha jecel.Reer Somalinad waxaan leeyahay xaqdaradi ugu weynayd ay laga galay Jamaal xisbi dhan oo wax ka soo saaray oo la’aanti aan soo baxeen aya laga dhaqaajiyay oo dulmi cad la isu kaashaday waxaan leeyahay reer Somaliland,maanta wadan ki cadaalad daridi u weynayd baa ka dhacday ilaahay baa inagu itaxaamaya dusha ayu inaga eegeeya.Qabyaalada inaga daaya u hiiliya Jamaal xaqa ugu hiiliyo meel uu ku ciil baxo ugu hiiliya arinta dhacday ilaahay ba reer Somaliand ku eegeya siday xaqa u raacaan.Kolay qaar baa odhan doona Muumin Seed ba waa ti ku dhaccday.waar isku mid maaha Jamaal ucid isaga soo saaray laakin Muumin Seed qof buu ka aha Wadani.waxa laydinkka doonnaya inaad cadaalada cod ugu hiilisaan oo aydaan Kulmiye iyo ucid qabyaalad ugu hiilin.guul guul Jamaal waxa uu luxudka qaban doona ilaahayna inoogu naxriisann doona markaynu Jamaal u hiilino inshalla guul.alla mahad leh.
 
Aden Ahmed Dhoola-yare,Sarkaal Sare oo Ka Tirsan Xisbigga Mucaaradka ah ee WADDANI
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews