berberatoday.com
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xaalad Caafimaad Loogu Qaaday Dalka Dibadiisa Ka Dib Dhawaac Soo Gaadhey .
November 10, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi

Ismaciil Saylici ayaa waxaa xaalada caafimaad loogu qaaday magaalada Dubai ee xarunta dalka isku taga imaaraadka qarabta .

Sababta madaxweyne ku xigeenka loogu qaaday dalka Imaaradka ayaa waxaa tahay markii dhawaan madaxweyne ku xigeenka uu dhawac ka soo gaadhey lugta gaar ahaan misigta ka dib markii uu aqalkiisa ku dhex siibtey

 Intii uu madaxweynuhu dhawaaca soo gaadhey waxaa aqalkiisa ku soo booqdey madaxwanaha Somaliland Axmed Siilanyo iyo musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews