berberatoday.com
Warbixin Daaha Ka Fedeysa Sirta Ka Danbeysaa In Xulka Saaxil Markii U Horeysay Uu U Baxo Finalka Koobka Kubada Cagta Somaliland Faalo Laga Diyaariyay” Suxuufi Sidiiq Carab
November 10, 2016 - Written by Berbera Today

Warbixin Daaha Ka Fedeysa  Sirta Ka Danbeysaa In Xulka Saaxil Markii U Horeysay Uu U Baxo Finalka Koobka Kubada  Cagta Somaliland 8 Faalo Laga Diyaariyay” Suxuufi Sidiiq Carab

14695537_1792865964335579_7407771022933509103_n_fotor_collage

Waxaa Manta Koobka Gobolada Somaliland Ee Ka Socda Caasimada Jamhuuriyada Ee Hargeysa oo Marayay Ciyaarahii Kama Danbeysta Ee Lagu Baxay Ciyaarta Ugu Danbeysa Ee  lagu Kala Qaaday Koobka Isagu Soo Baxay Gobolada Saaxil Iyo Awdal

Hadaba Xulka Ku Ciyaaraha Magaca Gobolka Saaxil Ayaa Manta Taarikh Ka Dhigay Kubada Cagta Somaliland Iyadaa Markii U Horeysay ay Noqotay Inuu Markii Koowad  Uu  Ka Soo Baxo Ciyaarta Kama Danbeysa Koobka Gobolada Somaliland Intii ay Jirtay Jamhuuriyada Barakeysan Ee Somaliland Iyadoo La Qabtay Todaba(7) Koob Gobol

Bal Aan Eego Sirta Ka Danbeysaa In Xulka Saaxil Markii U Horeysay Uu U Baxo Finalka Koobka Kubada  Cagta Somaliland & Sababaha Jira

  1. Xulka Gobolka Saaxil Waa Markii Ugu Horeyay Ee Ay Gobolka U Matalaan Ciyaartoy Ka Kala Tirsan Seria A Iyo Seria B Waa Sababta Kiintay In Ay Halkaa Gaadhan
  2. Tobabaraha Xulka Gobolka Saaxil C/raxmaan Max’ud Gaheyr (Bide) Oo Ahaa Ciyaartoy Ka Soo Ciyari Xulkii Hiiran Somaliya Khibrad Ciyaartoynimo Ku Filan Haysta Waana Saabta Sahashay

3.Xulka Gobolka Saaxil Waa Markii Ugu Horeysay Ee Yeeshan Layn Ab  Sax Ah Oo Ciyaarkasta Gala Marka Laga Soo Bilaabo 2008 Ilaa 2016 Waana Sababta Keentay

4.Isuduwaha Gobolka Saaxil Shafici Jaamac Aadan  Oo Daadal Badan Sameeyay  Keenayna Fikrado Badan Oo Halkan Lagu Gaadhay Taasina Waa Markii Isuduwaha Laga Badalay Shaqadan Hadan Dib Lagu Soo Celiyay Ayaa U Sababa

  1. Khilaafkii Badnaa Ee Dhex Gali Jiray Ciyaartoyda ee Kala Qaybin Jiray Oo La Xaliyay Taasina Waa Sabab Keenay Halkan

6.Tobabaraha C/raxmaan Max’ud Gaheyr (Bide) Iyo Ku xigeenkiisa Axmed Daahir Gaas(Xalaafta) Oo Ah Laba Nin Oo In Badan Kala Weyn Oo Hadan Is Fahin Weyn Ka Dhexeyo Iyo Wada Shaqeyn Balaadhank Kana Duwan Kuwii Hore

7.Gudoomiyaha Golaha Deeganka  Degmada Berbera C/Shakuur Max’ed  Xasan (Maayir Cidin) Oo Markasta Hiilyo Hooba La Garabtaagan Ciyaartoyda Gobolka Saaxil

8.Garoonka Hargeysa Cagaaran Ee La Dhigay Dooga Ardu Fishalka Taas Oo Lagu Qabanayo Koobka Gobolada Soomaliland Oo Nasiibka Xulka Saaxil Wax Ka Badalay

 

Diyaariye:- Suxuufi Sidiiq Carab Saleeban

Email:-Sidiiq444@Gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews