berberatoday.com
XOGHAYAHA DEGMADA BERBERA EE XISBIGA WADANI ISMAACIIL (DHEEG) WAXAAN HALKAN HANBALYO BALAADH U MARINAYAA CIYAAR YAHANADA XULKA GOBOLKA SAAXIL (SHARAFTA GOBOLKA)
November 10, 2016 - Written by Berbera Today

Waxaan halkan hanbalyo aan la soo koobi Karin u marinayaa Xulka Kubada Cagta ee G/saaxil Kaasi oo Gobolka u soo hooyey guul aad u qaali ah taasi oo aanay gaadhin Goboladii kale ee ahaa dhiga Gobolka runtii waa guul lagu faani doono mudada Aduunyada lagu noolyahay, waxaan sidoo kalena ka filayaa haddii ALLE Ogolaado inay qaadi doonaan Koobka markaan eego Aqoonta aan u leeyahay badankooda Ciyaar yahanada Xulka G/saaxil, Sidoo kalena waxaan Illahay uga rajaynayaa Xulkayaga in ay ku soo guulaystaan Koobka Gobolada Jammhuuriyada Somaliland. Waxaana si gaara u amaanayaa tababaraha gobolka saaxil MR, C/raxmaan Max’ud Gaheyr (Bide) Iyo waliba kabtanka xulka gobolka saaxil Mr Cabdicasii xuseen caynaashe(Daaha) Waxaan iyagana aan aad ugu dardaarayaa Madaxda Gobolka Saaxil ee aad Qaarka mida moodaba in aan laga xisaabinaynin Hantida Qaranka ee ay siday doonaan ka yeelayaan Inay Ciyaaryahanada halkaa soo gaadhsiiyey Samacadii Gobolka inay inamadaa si meqaam sare ah ay gacanta ugu hayaan siiyaana dhamaan waxay xaq ugu lahaayeen ee ay helaan ciyaartooyada dhigooda ahi iyo waliba wax ka sareeya maadaama oo ay iyaguu ku nool yihiin oo ay ka soo jeedaan Gobolkii Dhaqaalaha Soomaliland uu soo baxayey 75%. Guul Guul inshaa Allaa

 

 

Ismaaciil C/laahi Cilmi (Dheeg) Xoghayaha Degmada Berbera Ee Xisbiga Wadani Dheeg99@hotmail.co.uk Dheeg448@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews