berberatoday.com
Xulka Gobolka Saaxil Oo Final Koobka Gobolada Somaliland Iska Xaadiriyay Kadib Markii Uu Ka Badiyay Xulka Gobolka Daadmadheedh
November 10, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa (Ilays-News):- Waxaa gabo gabo ku dhaw wareegii labaad ee koobka gobalada Somaliland waxaana

ay galabta ciyaar aad u adagi oo semi final ahi dhex martey xulalka gobalada Daadmadheedh Vs Saaxil.

Labadan xul oo soo bandhigay ciyaar ad u qurux badan oo weerar iyo weerar celis ayaa waxaa labadii haaf ee ciyaartaba dhameysteen iyaga oo aan wax gool ah aan kala dhalin .

 Ka Dib markii sagaashankii daqiiqo ee ciyaartu ku dhamaatey 0 0 ayaa waxaa labada kooxod loo dhigay riinkoodhayaal ama laag ku laad si ay labada kooxood mid ka mid ah ugu gudubto finalka koobka gobalada Somaliland .

Afar Laag oo si xor ah gobalka Daadmadheedh ugu laatey goolka xulka Saaxil Saddex ka mid ah waa laga qabtey

Dhinca kale Afar laag oo si xor ah Saaxil ugu laagtey goolka gobalka Daadmaadheedh Saddex ka mid way dhaliyeen sidaasna waxaa ay markii ugu horeysay ay gaadheen in ay iska xaadiriyaan finalka koobka gobalada Somaliland waxaaana ay koobka kala qaadi doonan maalinta Sabtida ah xulka gobalka Awdal oo isagu shalay ka badiyey gobalka Gabilay

https://youtu.be/ukMiS5RMbm4?t=7257

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews