Heesaaga Iyo Jilaaga Caanka Ah Ee Reer Maraykan Snoop Dog Oo Shaaciyay Inuu Ka Haajirayo Dalkaas Kadib Guushii Trump + Dalka Uu U Guurayo.
November 11, 2016 - Written by Berbera Today
California(Berberatoday.com)-Heesaaga ahna jilaaga caanka ah Snoop Dogg oo daggan dalka mareykanka ayaa markii ugu horeysay kadareen celiyay guusha Trump, isaga oo shegay inuu qorsheynayo inuu u guuroTronto Canada .

Mustaqabalka Mareykanka ee Snoop Dog ayaa sida muuqata ay gashay mugdi kadib guushii layaabka lahayd ee Donal Trump,waxaana uumuujiyay walaacbadan oo uga imankara siyaasadda isaga iyo dadka kale ee tirade badanyahay.