Marwada Koowaad Ee Donald Trump Iyo Marwada Madaxweyne Obama Oo Kulan Ku Yeeshay Aqalka Cad
November 11, 2016 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Maalintii shalay aheyd waxaa aqalka cad ee dalka mareykanka kulan ku yeeshay marwada koowaad
ee madaxweynaha dalka Mr Donald Trump iyo marwada koowaad ee madaxweynihii hore ee dalkaasi Barack Obama .

Michelle Obama iyo Melanie Trump ayaa kulankooadi uu muddo badan qaatey .
Berberatoday.com