Hargaysa(Berberatoday.com)-Weriyaal Ruugcadaa Ah Ayaa Soo Bandhigay Doorka Ay Ururka Solja ka qaaday Qabyaalada iyo Sida ay u Kala Xigsadeen Saxafiyiintii Waaweynaa ee Soomaaliland iyagoo Soo Bandhigay Koox Gaar ah oo Ay Isku Hayb Yihiin Maamulka Ururkaasi Waxaana Waraaqo aan la garanayn Waxa ay U tarayaan la siiyay Saxafiyiin Dayar oo Dedaal Sameeyey halka La doonayay Inay Ugu Bedelaan Waraaqaha U Dirista Siminaar Caalami ah