Deg Deg Ah”Maxkmada Gobalka Maroodi-Jeex Oo Xukun Ku Riday Mid Ka Mid Ah Wargeys yada Ka Soo Baxa Hargeysa
November 12, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkmada gobalka Maroodi-Jeex ayaa waxaa ay maanta go,aan
ka dhaadhey dacwada waregyska Hubsad oo maxkmada ka socotey muddo ka badan afar bilood taas oo ay ku soo oogtey xeer ilaalinta Somaliland .
Maxkamada ayaa waxaa ay xukunka ku sheegtay in ay maxkamadu wax danbi ah ku weyday labada Saxafi ee Cabdirashiid Nuur Waceys Iyo Siciid Khadar Cabdilaahi oo damaanad ku joogay , sidoo kale na ay maxkamadu wax danbi ah oo cad ku weyday wararka sheegaya in warargeysku qoray warar been abuur ah .