berberatoday.com
Suuq Ganacsi Oo Dadka Somalidu Kulaahaayeen Dalka Mozambique Oo Dab Qabsaday Oo Shufbeelay
November 12, 2016 - Written by Berbera Today

Nampula(Berberatoday.com)-Suuq ganacsi oo dadka Somalida ah ee ku nool Mozambique ay ku lahaayeen dalkaasi ayaa Habeen Hore saqdii dhexe waxaa ka kacay Dab Khasaare hantiyadeed sababay.suuqa ganacsi ee somalida Mozambique

Dabka ayaa la soo wariyay inuu ka dhashay Koronto, taasi waxa ay dhalisay inuu saameeyo dhamaan goobihii ganacsiga ee iska agdhawaa.

Goobaha ganacsiga ee basbeelay ayaa ku yaalay Magaalada Nampula ee Caasimada saddexaad dalka Mozambique.

Ganacsatadii Somalida ee Suuqaasi ku ganacsaneysay ayaa sheegay inaysan helin gurmadkii ay u baahnaayeen si ay u baqtiiyaan dabka Khasaaraha sababay.

Wararka waxa ay sheegayaan hanti fara badan oo dadka Somalida ay lahaayeen oo Suuqaasi yaalay inay gubteen, kadib markii dabka xoogiisa uu saameyn ballaaran ku yeeshay

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada

1478761573633a9.jpg

147876157641af6.jpg

1478761578843d2.jpg

1478761579f4f87.jpg

1478761580a1187.jpg

1478761582b41f5.jpg

1478761585b35ea.jpg
 Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews