berberatoday.com
Ujeeddada Safar Wefti Cirro Hoggaaminayaa Ku Tageen Burco Oo Uu Xirsi Kaga Sii Horreeyey
November 12, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Wefti uu hoggaaminaayo Musharraxa jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo Jimcihii maanta ka ambabaxay Caasimadda Hargeysa, ayaa fiidkii caawa gaadhay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, halkaas oo uu kaga sii horreeyey Hoggaamiyaha Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan.

CIRRO OO XIRSI UGU TEGAY BURCO IYO IS-QAABBILAADDOODA BURCO 2016

Weftigan oo ay Cirro ku weheliyeen Xubno ka tirsan Hoggaanka Xisbiga, Guddiga fulinta iyo Xildhibbaano Golaha Wakiillada oo Xisibgaas taabacsan, ayaa markii ay gaadheen magaalada Burco, waxa ku soo dhaweeyey Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, Madax-dhaqameed iyo Taageerayaal ku qaabbilay Plaza Huteel ee magaalada Burco.

Waxay Weftigan Xisbiga Waddani uga sii gudbi doonaan Burco dhinaca magaalooyinka Ceerigaabo iyo inta u dhaxaysa, waxaanu Safarkoodani noqonayaa kii ugu horreeyey ee noociisa ah ee ay ugu gurmanayaan Dadka Abaaruhu saameeyeen ee gobollada Bariga, waxaanay Maalmaha soo socda Deeqo Biyo iyo Raashin isugu jira gaadhsiin doonaan dadka ku dhaqan Dadka ay Abaaruhu saameeyeen.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews