berberatoday.com
War-saxaafadeed:- Guddoomiyaha Garabka Toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed Oo Oo Magacaabay Laba Guddi Iyo Waxa Ay Qabanayaan
November 12, 2016 - Written by Berbera Today

sssar-saxaafadeed:- Guddoomiyaha Garabka Toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed Oo Oo Magacaabay Laba Guddi Iyo Waxa Ay Qabanayaan

War-saxaafadeedkan oo laga soo saaray xafiiska warfaafinta Garabka Toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI oo nuqul ka mid ahi la soo gaadhsiiyay Somalilandrise.com ayaa waxa uu u dhignaa Sidan:-

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga WADDANI Ahna Gudoomiyaha Garabka Toosinta iyo cadaalada Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed waxa uu maanta magacaabay laba gudi oo uu ku sheegay inay kala yihiin, Guddida Abaabulka iyo wadahadalada ee garabka toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI kaas oo uu gudoomiye uga dhigay Marwo HInda Jaamac Xirsi, kana kooban yaya lix xubnood oo kale.

Sidoo kale gudoomiye Seed waxa uu magacaabay Madaxa Abaabulka iyo isku dubaridka xaflada Soo dhawaynta garabka toosinta ee uu dhawaan ku tagayo Gobolka Awdal.

 

 

 

Beerberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews