berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Xulka Gobolka Awdal Oo Ku Guulaystay Koobkii Gobolada Somaliland
November 12, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciyaartii kama danbaysta ahayd ee Koobka Gobolada Somaliland ee Kubada cagta oo ay ciyaarta kama danbaysta ah isugu Yimaadeen Xulalka Gobola Awdal Iyo Saaxil ayaa waxa ku guulaystay  oo koobkaas qaaday Xulka Gobolka Awdal oo 2 gool iyo hal Gool kaga badiyay Xulkii Gobolka Saaxil oo iyagu iska khasaariyay Kubad gool ku laad ahayd(Rigoodhe) oo loo dhigay gool ku laadkaas oo uu laaday Ciyaaryahanka Mustafe Messi oo labarka 19 aad usita Xulka Gobolka Saaxil.sidaasna waxa sidaas koobkii Gobolada Somaliland ku qaaday Xulka Gobolka Awdal waxaana xusid mudan oo Ciyaarta kama danbaysta ah kasoo qeyb galay Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud(Siilanyo)oo kooxda gobolka Awdal Gudoonsiiyay Koobka horyaalnimada Gobolada Somaliland

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews