Daawo Sawirada”Kulankii Ay Isku Laab Xaadheen Cabdiraxmaan Ciro Iyo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hargeysa (Ilays-News):- Guddi odayaal ah oo is xilqaamay ayaa dhammeeyay mad-madow soo kala
dhex galay murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan-Cirro iyo xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu culus xisbigaas waxaana dhawaan kulan ay labadan siyaasi isku laab xadheen uu ka dhacay magaalada Hargeysa .