Donald Trump Maxuu Ka Yidhi Saddam Xuseen, Qaddaafi Iyo Bashaar Al Asad”Daawo Muuqal
November 13, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Cusub ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa
waxa uu ka hadlay arimo ku saabsan bariga dhexe, Waxana uu sheegay Donald Trump in xaalada gobolkaasi ay ka wanaagsanaan lahayd sida ay haatan tahay hadii ay xukunka sidoodii u haystaan Madaxweynayaashii Saddaam Xuseen iyo Mucammar Al-qaddaafi.