Hillary Clinton Oo Ka Hadashey Cida Leh Masuulyada Guuldaradii Ay Ka Gaadhey Doorashada Madaxtinimo Ee Dalka Mareykanka
   November 13, 2016 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
USA(Berberatoday.com)-Hillary Clinton oo wada hadal kooban layeelatay taageerayasheeda
 u ololaynayay ayaa ku eedeysay guul daradeeda Soo gaadhay inuu u sabab ahaa madaxa FBI Mareykanka.
Ra’yi ururintii lasaymeynayay ka hor intayna doorashadu dhicin ayaa dadka badan koodu waxa ay codkooda siiyeen Clinton, balse markii lagaadhay maalinti doorashada mareykanka , waxa cod badan helay Trump, arrintan oo noqotay mid aanay filaynin dad ka badankoodu, sababtayna mudaharaadyo badan oo kadhaca dalka qaybo badan oo kamida.