berberatoday.com
Isbarbar Dhiga Dhismayaasha Cusub Ee Berbera iyo Kuwa Qabyadaha Ah ,Tolow Yaa Lala Sugayaa Fooqyadan Ee U Maqan ,Yaase Leh ?W/Q Mahad Faarax
November 13, 2016 - Written by Berbera Today

fooqyada-muuse-cabdalahaBerbera(Berberatoday.com)-Mudo Hadda laga joogo Todobaad ayaan Safar Shaqo kaga Soo Shiraacday Dhinaca Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheera ,Safarkaasi oo aan ku Beegsanayey inaan Shaqo maalmeed ii gaar ah aan ku Qaato Dhinaca Marso Xebeeda Qarniga Ee Magaalada Berbera, oo Ah Caasimada Gobolka Saaxil.


Maalmihii aan ku sugnaa Magaaladaasi Berbera ,waxaan soo indho indheeyay xadaaradaha horumar iyo dhismaha kala duwan ee Magaaladaasi ku talaabsatay ,tan iyo markii dalka la soo galay,gaar ahaan Wakhtiyadii u Dambeeyey ee 2010 ilaa 2016.
Xaafadaha iyo Suuqyadda ay ka koobantahay Magaaladda Berbera ayaa guud’ahaanba waxa Dawladda Hoose ka hirgalisay Wadooyin cajiib ah oo Laamiyo ah ,kuwaasi oo aanan Somaliland Magalooyinkooda noocooda ku arag ,marka loo eego qaabka Casriga ah ee loo dhisay.
Waxaaney magaaladu u fiday Afarta Jaho ,waxaana halkaasi ka socda Ganacsiyo tiro badan iyo xadaarado kala duwan .
Mida kale marka laga tago Wadooyinka iyo Ganacsiga Magaaladda Berbera ka jira ,waxa taasi baal socda Magaalada waxa laga hirgaliyay dhismayaal waaweyn oo Fooqyo ah kuwaasi oo ilaa xad bilicdoodu indhahaaga soo jiidanayso ,waxaana Aqaladan waaweyn Berbera ka hirgaliyay shicibka Magaaladaasi degen .
Waxa hadaba xusid mudan oo ay indhahaygu arkeen Aqalo waaweyn oo Magaaladaasi ku yaala gaar’ahaan Faras-megaalaha ,kuwaasi oo Qabyo ah ,isla markaana waxa lay sheegay in ay leeyihiin dad isku reer ah oo weliba ah Beesha Labaad ee gobolka Saaxil deegaan ahaan ku dhaqan.
Hadaba Su’aasha is weydiinta leh waxay tahay Aqaladan waaweyn ee Berbera ku yaala ee Qabyada ah ,Yaa U Maqan Ee Lala Sugayaa ? ,waayo dadkii kale kuwoodii way dhisteen.

 

W/Q Mahad Faarax

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews