berberatoday.com
Labadii wada qadeeyay &muraayadii W/Q Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray)
November 13, 2016 - Written by Berbera Today

muraayadii-madoobeydLabadii wada qadeeyay &muraayadii =====+============, ilbaxnimada horteed ayaa nin qurbaha ka yimi ayaa macsuumay nin ay saxiib ku ahaayeen miyiga wuxuu xidhanyahay muraayad ninka carabta ka yimi ,markíi qadada loosoo dhigay eey bilaabeen ayaa reermiyigii dhan walba ka qaatay reer magaalkii wuxuu fahmay in dhibtu tahay muraayada ,wuu soo saaray wuxuu yidhi bal gasho reermiyigii waa naxay wuxuu yidhi oo waad i arkaysay,(yaab saxiib magaaladu dhib badanaa) hada waxa ka dhiganxukuumadan boobaysa dadkii soo doortay meeday {haamii,dekedii,shamiitadii,dhul&daarihii danta guud,} taasay doorasho kudoonaysaa (ha kala reebin baarlaman,fulin……& dadka dabaqablayaasha siyaasad ee madax dhaqameedka intooda badan gudiyo danaha qaldan u fuliya [wejiku macaasha] aan garanayn siday qaranka wax u yeelayaan, shacabku way idin arkayaan waana laydinla xisaabtami doonaa maalintay doonto ha gaadhee ,.. Wa bilaahi tawfiiq ALI OSMAN HUSSIEN

 

W/Q Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray)

Berbera/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews