berberatoday.com
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Hadlay Kal-kaaliyayaasha Xidhan Iyo Qareenada Oo La Sii Daayay
November 13, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Guddida Dastuurka iyo Shurcuuda ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa ka hadlay Loooyaridii iyo Kal-kaaliyayaashii la xidhay, waxaanu sheegay in Looyaradu ay leeyihiin xuquuq la mid ah xuquuqda Xildhibaanada Golaha Wakiilada, khaladna ay tahay in la xidho iyadoo aan loo haysan dambi ku cad oo uu faraha kula jiro, waxa kale oo uu sheegay in iyana kal-kaaliyayashu ay yihiin shaqaale dawladeed, xuquuqna ay leeyihiin. Looyarada ayaa shalay la sii daayay.1

Guddoomiyaha Guddida Dastuurka iyo Shurcuuda ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo shalay ay Xafiiskiisa ugu yimadeen ehelada Kal-kaaliyayaasha iyo Looyarada oo iyaga shalay la sii daayay  ayaa isagoo arintan ka hadlaya yidhi“Dadkan la xidh-xidhay waa dad shaqaale dawladeed ah, Hay’adda Shaqaalaha ayaana ka masuul ah, Looyaradana xaqba looguma laha in la xidho, wax cad mooyaane, haddii aan lagu haynin dambi uu gacmaha kula jiro, Looyaraduna anaga ayey nala mid yihiin,  waa dad u dooda xaquuqda dadka, hawsha waanu ka daba tagaynaa Shacbiyoow, meel kasta oo ay nala galayso waanu ka daba tagaynaa, jawaabna waad naga helaysaan, sida aynu isku ogaano”.

Dhinaca kale Yuusuf Cabdi Ismaaciil oo isna ka mid ah ehelada Kal-kaaliyayaasha xidhan oo isna arintan ka hadlaya ayaa sheegay in sharci daro ay ku xidhan yihiin Kal-kaaliyayasha.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews