berberatoday.com
Eng. Faysal Cali-waraabe oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimi Jamaal Cali Xuseen
November 14, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

faysal-cali

Eng. Faysal Cali-waraabe oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimi Jamaal Cali Xuseen

 

Hargeysa:(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID,  Md.Faysal Cali-waraabe, ayaa markale ka hadlay sawaxanka uu weli xisbiga la daba socdo Jamaal Cali Xuseen ooh ore xisbigaas murrashax uga ahaa, balse dhawaan la laalay heshiiskii uu xisbiga la galay.

Guddoomiye Faysal, ayaa waraysi uu bixiyey waxa uu ku sheegay inay dhammaadeen dhammaanba dacwadihii uu Jamaal xisbiga UCID la daba socday, isla-markaana aanu dhib u arkayn haddii uu dacwadihiisa gaadhsiiyo heer caalami, waxana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, “Jamaal marna murrashax muu ahayn, anigaana murrashax la iga dhigay, maxkamadihii Somaliland-na way ka dhammaadeene hadduu doonayo ta Hague (Heeg) ha I geeyo.”

Waxa uu guddoomiyuhu khilaafka xisbigiisa ku jirey ku eedeeyey dhiggiisa WADDANI oo xusay inay dagaal gaar ah ku hayaan,“Khilaafka UCID, WADDANI baa waday, iyagaana doonayey in Faysal laga takhaluso oo Ciidagale Garxajis noqdo, Jamaal-na aniga oo aan shirka qaban ayuu tolkii u tegay oo yidhi murrashaxnimadii waan ka tanaasulayaa”ayuu yidhi Faysal Cali-waraabe.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews