berberatoday.com
Marwo Samiya Muuse Oo U Sharraxan Doorashada Golaha Degaanka Ee Helsinki. Fadlan Codkaaga Sii Soomaliyeey Ilahay Haku Guuleeyo Hamigeeda Siyaasadeed…
November 14, 2016 - Written by Berbera Today

Marwo Samiya Muuse oo u Sharraxan Doorashada Golaha Degaanka ee Helsinki. Fadlan Codkaaga Sii Soomaliyeey

Waxaa Maanta Sharaf weyn ii ah inaan ka mid Noqday 100 kii Musharax ee laga dhex doortay 138 Musharax, Waxaanan Galay Kaalinta 43 waxaanan helay 7790 cod u Xisbiga SDP Ah labadi doorasho.
Waxaana ahay Murashax Rasmi ah una taagan Doorashada Golaha Degaanka ee Helsinki u ka dhici Doonta Wadanaka Finland Bisha April 2017 Inshaa Allah .
Waxa mahada kuwaad iska leh Allah iyo dhamaan dadkayga aan wada jecelahay iyo ducadiini. Waad Mahadsantihiin dhamaan sida wanaagsan leh aan idiin ka helay dhiirigalinta iyo ducadaba.
Inshaa Allah Waa inoo doorashada April 2017 iyo Xildhibaan Samia Muse <3 <3 
#Samiamuse2017
Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews