berberatoday.com
Maxa Kala Erdheeyay Garabkii Jamal Iyo Cali Guray. Warbixin Daaha ka Faydaysa Qabyaalada dhuuxa dhex Qaaday Ee Cali Guray Iyo Sirta Xogo La Xidhiidha Warkii Uu Baahiyey
November 14, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Garabka uu hogaaminayo jamal cali xuseen ee xisbiga ucid iyo Muj. Cali guray ayaa mudooyinkii u danbeeyay uu soo kala dhex galay ismaan dhaaf siyaasiya oo ay kula leexdeen, taas oo sababtay in muj. Cali guray warbaahinta ka sheego inay kala baydheen isaga iyo Jamaal cali xuseen.
Hadaba, sida ay wararku sheegayaan waxa la xaqiijinayaa in Culuys balaadhan oo Garabka Jamaal kaga yimid dhinaca Xukuumada oo daba ka riixaysa haldoorka Beesha S. Awal si loogu qanciyo Jamaal cali xuseen inuu ka tanaasulo musharaxnimadiisa maadaama uu xisbiga ucid galay khilaaf siyaasiya oo mudo soo jiitamayay adag tahayna  inuu kasoo kabto, mar walbana ay adag tahay inuu guul kasoo hooyo ucid. Taasi waxa ay keentay in garabka Jamaal cali xuseen ay shuruudo ku xidheen, warar xogogaal ah oo arimahaa la socday waxay sheegayaan in Garabka Jamaal miiska soo saareen in Xisbiga Ucid lagu wareejiyo Gudoomiyenimadiisa halka musharaxnimada ay doonayaan inay ugu cumaamadaan Faysal Cali Waraabe ay qaataan. Shuraadahaas oo aanay waxba ka fulin waxaanay ka gaws adaygeen inay wax ka qabtaan, si ay ugu meel marto  rabitaankoodu, garabka jamaal ay ku adkaysteen ilaa la fulinayo shuruudahan mooyaane.
Sidaas darteed wararku waxay intaa ku darayaan in Cali Guray aanu la dhicin shuruudaha garabkiisu ku xidheen, balse isagu ku qancay tanaasul jamaal kaga noqonayo musharaxnimadiisa. Hadaba is maandhaafka jira ayaa wuxuu salka ku hayaa in halka lagu kala baydhay tahay in jamaal shardi adag ku xidhay dalabkii uu dhinaca kale oo Cali Guray la dhacsanaa., isagoo dhinaca kale u balan qaaday inuu jamaal ka dhamayn doono sidii uu dhakhso ugu fulin lahaa arinta tanaasulka. 
Garabka Jamaal cali xuseen runtii waa Team isku duuban manaha beel qudha oo si hawl yar u fulin kara danaha ka dhaxaysa Beelaha, halka uu Cali Guray kaliya ka eegay danta Beesha balse ii ilduufay inay Xisbi ahaayeen cid walba leh. Hadalada uu waraabinta ka sheegay inuu Jamaal mar hore ka tanaasulay uu yahay warar xaqiiqda ka fog oo aan sal iyo raad toona lahayn, balse uu ku xumaynayo mar hadii wax iska badaleen sidii Cali wax ula waday kana hor yimid go,aankii Teamka Ucid isla qaateen inay sii waydaan halgankii ilaa inta ay dhinac u dhacayso Xukunkii Maxkamada ee khilaafka Ucid.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews