berberatoday.com
Digniin Caafimaad Oo Bulshada Ku Waajahan Iyo Khatar Barnaamijkani Xambaarsanyahay
November 15, 2016 - Written by Berbera Today

Digniin:-

Dhakhaatiirta caalamka oo helay Kansar (Cancer) cusub, sida ay sheegeen culimada kimistarigu(Chemists), waxa keena xanuunkaas curiyaha Silver Nitro Oxide. Hadaba markaste oo aad iibsatid kaadhadhka taleefannada lagu shubto (Prepaid cards) amaba kuwa antivirus ka furihiisa laga eego, haku xoqin cidiyahaaga, waayo waxa ay ka kooban tahay waxaa aad xoqaysa curiyahan Silver Nitro Oxide waxaanay sababi kartaa inuu ku haleelo Kansarka ku dhaca diirka.
fariintani aad ayay muhiim u tahay fadlan la wadaag dadka aad jeceshahay.
Talooyin Caafimaad Oo Muhiim Ah:
• Mobile-kaaga marka aad qabanaysid fadlan saar dhagta bidix.
• Dawada marka aad liqaysid ha ku cabin biyo qabaw..
• Ha cunin cunno culus 5-ta galabnimo kadib (after 5pm).
• Biyo badan cab subaxii, habeenkiina yarayso.
• Waqtiga ugu fiican ee hurdadu waa inta u dhaxayso 10-ka habeenimo ilaa 4-ta subaxnimo (10pm to 4 am).
• Ha is tuurin oo ha jiibsan isla marka aad sidaa wax cunto-ba.
• Marka baytariga mobile-ku uu ilig kaliyaati ku hadhsan yahay amaba uu battery low sheegayo, Ha qaban taleefanka, waayi radiation-ka uu leeyahay waxa uu 1000 jeer ka khatar san yahay marka kale.
Ma la wadaagi kartaa fariintan dadka aad jeceshahay?
Anigu waanigaa kuusoo gudbiyee,
Xarnta kiimikal baadhista ee (U.S.A. CHEMICAL Research Center) ayaa waxa ay soo saartay natiijadan cusub: Shaaha ha ku cabin koob caag ah (Plastic Cups), cunnadana haku cunin backa lagu soo moolgareeyo ee one time-ka layidhaa (Polythene Paper), caagu waxa uu la falgalaa caaga waxa aanuu sababa 52 nooc oo xanuunka Kansar-ka kamid ah The plastic reacts to heat n It Will Cause 52 Types of Cancers. Sidaa daraadeed, fariintan fiican ee caafimaad waxa ay u dhigantaa in kabadan 100 fariimood oo bilaa faaido ah, Fadlan la wadaag cidkaste ood noloshooda dan ka leedahay, oo aad jeceshahay, anigu intaydii waan qabtay oo waanigaas kuu soo gudbiyay,

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews