berberatoday.com
Madaxweyne Siilaanyo Oo Laba Sanadood Oo Mudo Kordhin Ah Qalinka loogu Duugaayo iyo Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi oo Ka Dagaalamaya diidana In La Kordhiyo
November 15, 2016 - Written by Berbera Today

Madaxweyne Siilaanyo oo Laba Sanadood oo Mudo Kordhin ah Qalinka loogu Duugaayo iyo Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi oo Ka Dagaalamaya diidana In La Kordhiyo ..

Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxawaynaha jahmuuriyada somaliland midane axmed maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa markale loo kordhinayaa laba Sanno oo kale.
Mudo kordhinta ayaa hada soo baxday kadib markii aafo qaran ku dhufatay guud ahaan intii badnayd somaliland oo aan meela looga gudbi karaa aanay jirin.Abaaraha ka jira  somaliland gaar ahaan gobolada bariga ayaan layska indho tirikarayn madaama uu sharciga dalku dhigaayo in mudo kordhin la sameeyo hadii abaaro duufaano iyo dagaalo dhacaan mudada doorashada lagu dhawyahay ama lagu gudojiro.
Waa markii labaad ee madaxwaynaha qaranka somaliland laba sanno loo kordhiyo in kasta oo aanu isagu rabin laakiin ay tahay arin faral ah oo meel looga gudbaa aanay jirin.
Dhinaca kale xisbiga Kulmiye iyo musharaxiisa ayaa arintan aad uga xumaaday madaama uu gudoomiye muuse biixi rabo inuu siyar oo bilaa buuqa oo sanqadh yar ku fuulo salaanka madaxwaynanimo ee Madaxwayne siilaanyo u sii xaadhay ee u baahan uun inuu galo madaxtooyada, laakiin hada u muuqata arin la sii dheeraan karta oo aan la aqoon siday wax noqonayaan hadii la noolaado??!.
Sidoo kale xisbiga wadani iyo gudoomiye ciro ayaan diyaar u ahayn doorasho hada dhacda madaama aanu lacag haysan ee uu daawaha ku wado oo rajada kaliya ee uu leeyahay ay tahay in mudo kordhin loo sameeyo xisbi xaakimka kulmiye.
Xigasho Xogreebnews.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews