berberatoday.com
Obama Oo Baaq U Soo Jeediyey Madaxweynaha Cusub Ee Mareykanka Donald Trump
November 15, 2016 - Written by Berbera Today

USA(Berberatroday.com)-Barrack Hussein Obama madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka oo ka hadley

aqalka cad ee dalkaasi ka dib doorashadii dhawaan dalkaasi ka dhacdey waxaa uu baaq u soo jeediyey Mr Donald Trump oo loo doortey in uu noqdo madaxweynaha badeli doona Mr Obama .

Obama waxaa uu u soo jeediyey Trump in uu sii xoojiyo midnimada dalka mareykanka isaga oo sheegay in uu Trump yahay nin u qalma madaxweynaha mareykanka .

 

 

Sidoo kale Obama waxaa uu ugu baaqey madaxwweynaha badeli doona in aanu xidhiidhka u jarin NATO iyo midowga Yurub isaga oo tilmaamay in midowga Yurub iyo NATO ay mihiim u yahiin Amaanka dunida .

Dhinca kale isla maanta waxaa uu Obama ayaa safarkiisa u dambeeyay waxaa uu ku kala bixin doonaa dalalka Greece, Jarmalka iyo Peru.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews