berberatoday.com
Xildhibaan Golaha Deegaanka Burco Katirsan Oo Mayarka Burco Iyo Wasiir Cali Mareexaan Ku Laaluusheen Dhismaha Laba Guri
November 15, 2016 - Written by Berbera Today

nuuxBurco(Berberatoday.com)-Xildhibaan Nuux Maxamed Xuseen oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Degaanka Burco kana soo baxay Xisbiga Kulmiye ee Muxaafidka ah ayaa dhismaha Gurigii labaad ee uu ka dhisto Hantida umada Tabaalaysan ee abaartu hayso ka wada Magaalada Burco,Xildhibaanka ayaa waxa uu ka mid ah ahaa Xildhibaano dhawr jeer kacdoon ku sameeyay Maayarka Magaalada Burco Maxamed Muraad, waxaanay taasi sababtay in Gurigii ugu hareeyay looga dhiso Xaafada Blaza kaasi oo uu hada ku jiro aabihii oo hore maayar uga soo Noqday Magaalada Burco,halka gurigi labaad uu wasiirka Hawlaha guud iyo madaxtooyadu uga wadaan isla gurigaas hore dabadiisa,Guriga labaad ayaa sababta ay xukuumadu ugu dhistay tahay si aanu u raacin Hogaanka Xisbiga Wadani Xirsi cali X xasan oo ay isku hayb yihiin,Beryihii ugu danbeeyay ayaa xukuumada talada haysaa waxay caado ka digatay sidii aya shaqsiyaad gaar oo aan tiro lahayn ugu soo xero galin lahayd lacago fara badan oo abaarta ka doojin karta dadka iyo duunyada abaartu saamaysay.

guriga-xilka

 

 

Berberatoday.com 

Burco Office

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews