berberatoday.com
“Cabdiraxmaan Cirro Oo Ah Guddoomiyaha Golaha Sharci-dejinta, Waa Nasiib-darro In Waddani Uu Sharciga Ku Dhiqi Kari Waayey..” Garyaqaan Cumar Maxamuud Xuseen
November 16, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Cumar Maxamuud Xuseen, ayaa ka hadlay waxa ay Sharciga dalka iyo Xeerarka Xisbiyada Somaliland ka qabaan Sharcinnimada Guddiga fulinta ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye shalay sheegeen inay xilka iyo xubinnimada-ba kaga xayuubiyeen ama kaga qaadeen Guddoomiye Ku-xigeennadii koowaad iyo labaad ee Xisbigaas Axmed Muumin Seed iyo Faarax Maxamed Cabdulle (Faarax-dheere), waxaanu ku tilmaamay inaanay awood u lahayn Guddigaasi inay xubnahaan xilka ka qaadaan Sharci ahaan.

GARYAQAAN CUMAR MAXAMUUD XUSEEN OO KA HADLAY XILKAQAADISTA SEED 2016

Garyaqaanka, ayaa sheegay in ay nasiib-darro tahay in Guddoomiyaha Golaha Sharci-dejinta ee Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ahaa Guddoomiyihii Xisbigaas immikana ah Musharraxa u taagan jagada Madaxweynaha ee Waddani uu Xisbigiisii ku maamuli kari waayey Shuruucda iyo Xeerarka dalka iyo Xisbiyadaba u yaalla ee Golaha uu hoggaamiyaa soo saaray.

Waxa uu Garyaqaanku sidaa ku sheegay Waraysi uu Maanta magaalada Hargeysa ku siiyey Start TV, waxaanu ku dooday Sharciyan inaanay Xubno la doortay xil iyo xubinnimo midna Shaqsiyaadka Guddiga fulintu ka qaadi karin sida uu dhigayo Xeerka doorashooyinka iyo dhismaha Xisbiyada Somaliland ee Xeer 14.

Qodobbadaas iyo kuwo kale oo uu Sharciyan u fasiray Garyaqaan Cumar Maxamuud Xuseen iyo sida uu u deedifeeyey Sharcinnimada xil iyo xubinba ka xayuubinta Xisbiga Waddani ku sameeyey shalay Ku-xigeennadiisii koowaad iyo labaad, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho Habboon:-

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews