berberatoday.com
Maxkamada Racfaanka Gobolka Maroodijeex Oo Sii Daysay Ugaas Xidhnaa Iyo Ciidamada Booliska Oo Dib Uxidhay
November 16, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada booliska ayaa dib ugu xidhay Ugaas C/raxmaan Diiriye oo mudo si sharco daro ah ugu xidhnaa Magaalada Hargaysa ka dib markii Maxkamada Racfaanka Gobolka Maroodijeex ay amartay in la sii daayo Ugaas C/raxmaan Diiriye Xaaji Ibraahin oo mud ku xidhnaa saldhigyada Magaalooyinka Burco iyo Hargaysa kaas oo loo haystay fikiirkiisa siyaasiga ah,Ugaaska oo si shraci daro ah ugu saldhigyada ayaa saaka maxkamadu markii la keenay isla markaana eedii loo akhriyay waxay amar ku bixisay in xoriyadiisii loo celiyo,amarka iyo Go,aanka maxkamada ka dib ayaa Boolisku diiday isla markaana halkaas ka kaaysteen,artani ayaa ah mi baal marsan sharciga Maadaama oo qof muwaadin ah oo maxkamadi sii daysay khasab lagu kaxaysanayo. Xadhiga ugaaska ayaa loo aanaynayaa in laga soo maleegay Madaxtooyada Somaliland oo uu hormuud ka yahay,wiilka uu sodoga u yahay Madaxwaynaha ee awooda badan ku leh Madaxtooyada Somaliland.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews