berberatoday.com
Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Somaliland ee ka Tirsan Dawlada Soomaaliya oo Aqbalay Doorashada Soomaaliya
November 16, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Siyaasiyiinta, Salaadiinta, iyo waxgaradka ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa  ku dhawaaqay inay ka qeyb galayaan doorashada dadban ee dalka Soomaaliya ka dhaceysa, kaddib markii ay dhowaan qaadaceen.

Shir jaraa’id oo ay si  wada-jir Shalay galinkii dambe  ugu qabteen magaalada Muqdisho ayay kaga hadleen kulamo labadii maalmood ee la soo dhaafay uga socday magaalada Muqdisho, waxayna ka soo saareen dhawr qodob.

Siyaasiyiinta iyo salaadiinta kasoo jeeda Somaliland ee u shaqo tagay dalka Soomaaliya ayaa sheegay inay tixgelinayaan heshiiskii Madasha Wada-tashiga qaran ee lagu gaadhay magaalada Kismaayo iyo marxalada kala guurka ee uu dalka Soomaaliya  ku jiro.

Waxaa ay ugu baaqeen Guddiga doorashooyinka inay dadejiyaan doorashada labada aqal ee ka imaanaya Gobolada Waqooyi.

Dhawaan ayay aheyd markii war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya  lagu sheegay in xal laga gaadhay cabashadii ka timid Siyaasiyiinta Maqaar saarka ah ee Matalaya Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARSAXAAFADEEDKA AY SOO SAAREEN SIYAASIYIINTAASI.

dirta-waqooyi

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews