berberatoday.com
waxaan leeyahay Axmed Cali Ubaxle malaa laba iyo Tobankaas kun ee uu sheegayaa waa jin is tusay ama wuu ku riyooday’’Maxamed Cawil Sii,arag
November 16, 2016 - Written by Berbera Today
waxaan leeyahay Axmed Cali Ubaxle malaa laba iyo Tobankaas kun ee uu sheegayaa waa jin is tusay ama wuu ku riyooday’’Maxamed Cawil Sii,arag

Waxaan aad iyo aad ula yaabay ninka lagu Magacaabo Axmed Cali Ubaxle ee sheegtay inuu in Beeshu degaanka Degmooyinka Qorilugud iyo Wadaamagoo degtaa ay isku raacday in uu isu soo taago Jagada Mushraxnimada  Baarlamaanka dalka ka dhici doona sanadaha soo socda isla markaana Dad Laba iyo Toban kun oo cod oo degaankaas ay is arkeen ,waxa  kale oo uu ninkaasi sheegay in  Beeshu kula talisay  inuu xisbiga Wadani iskaga Baxo,Arintaasi waxay dadka Degaanka iyo anigaba ku noqotay Fajac iyo amankaag sidoo kalena waxay gaf ku tahay umada uu ka been abuurtay ninkaas is caleema saaray, waxaan leeyahay malaa laba iyo Tobankaas kun ee uu sheegayaa waa jin is tusay ama wuu ku riyooday, waayo anagaa dadkii deagaanka ah oo joogna Degmada Qorilugud ee Galbeedka Buuhoodle,waxaan ku leeyahay shaydaanka iska naar hadii wax isu kaas sawireen hadii aad badheedhsantahayna dib uga noqo hadalkaas deelqaafka,waxaan kale oo aan umada U sheegayaa in ay Beesha iyo degaankeeduba ku jiraan Xisbiyada Qaranka Sida Wadani,Kulmiye iyo Ucid mid aanay ka maqnayn.

Afhayeenka Beesha Bariga Burco ee Galbeedka Buuhoodle Ahna Musharaxa Golaha wakiilada Baarlamaanka Somaliland-Maxamed Cawil Sii,arag

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews