berberatoday.com
14-kii Masuul Ee Xisbigii Burburay Ee Ucid Waqooyiga America Ku Lahaa Oo Iska Wada Casilay Xilalkii Xisbigaa Ay Ka Hayeen Iyo Iscasilaada Xubnaha Xilalka Culus Ka Hayey Oo Tusbax Furmay Noqday
November 17, 2016 - Written by Berbera Today
North America(Berberatoday.com)-Afar iyo toban Masuul oo Xilal ka hayey Xisbigii Burburay ee Ucid qaarada North America. Waxanay Iscasilaadooda ku sabaabeyeen kaddib markii hoggaanka Xisbigu garab maray xeerarkii Xisbiga iyo heshiisyadii labada garab. Sidaasna waxay ku sheegeen qoraal ay wada jiir kusoo saareen, kasoo u dhigan Sidan.
“Ku: Hoganka xisbiga UCID 
Og: Dhamaan Tagarayasha Xisbiga Ucid Ujeedo: Iscasilaad
Anagoo ah Xubnihiii Xisbiga Ucid ee North America  Waxaanu Maanta oo ay taarikhdu tahay November 16th 2016 iska casilnay xilalkii aynu ka haynay Xisbiga Ucid iyo xubinimadii intaba, ka dib markii hogaanka xisbigu baalmaray xeerki xisbiga iyo dhamaan heshiisyadi labada garab ay ku midoobeen sanadku marku aha July 12, 2012.
Sidaas darteed hadii aanu nahay garabkii uu hogaaminayey Jamal Ali Hussein waxaanu gabi ahaanba iska casilnay xilalkii aanu ka haynay xisbiga UCID.
Xubnaha UCID USA
 
1- Hassan Yonis Abdilahi 
Gudomiyaha Xisbiga UCId ee USA
2- Ibrahim Abdillahi Maxamed
“Awliyo”
Gudomiyaha Gobolka California USA 
3- Ali Bade Farax 
Gudomiyaha Gobolka Minnesota USA 
4- Abdirahman Ali Nuur
Gudomiyaha Gobolka Kansas USA
5- Ahmed Goran Hassan
Xoghayaha Guud ee Gobolka Galbeedka America 
6- Rachid Carale 
Gudomiyaha Gobolka Galbeedka America – USA 
Xubnaha CANADA 
1- Ahmed Cali Ibrahim Sabeyse 
Gudomiyaha Xisbiga UCID – Canada
2- Shuaib Abdillahi Hussein
Gudomiyaha Xisbiga Ucid ee Toronto
3- Abdikarim Musse Meigag
Xoghayaha Guud Xisbiga Ucid ee Canada 
4- Farax Cali Farah 
Gudomiyaha Garabka Haweeka Xisbiga Ucid Canada
5- Safiya Muxumad Qalinle 
Gudomiye ku Xigeenka  Haweeka Canada
6- Abdifatax Abdillahi Jireh 
Gudomiyaha Garabka dhalinyarada -Canada 
7- Fowsiya Mohamud Nur
Xoghayaha Maaliyada  Xisbiga Ucid Canada
8- Kamal Ali Jireh 
Gudomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Alberta 
9- Mohamud Ahmed Xayd 
Gudomiyaha ku xigeenka Gobolka Alberta 
10-  Mujahid Shamiis Qardajeex
Xoghayaha Abaabulka Iyo wacyigalinta – Gobolka Alberta 
11-Fowsiya Habe
Gudomiyaha garabka haweeka Gobolka Alberta 
12- Maxamuud Abdi Jirde 
Gudomiyaha Garabka dhalinyarada – Gobolka Alberta 
13- Abdillahi Maxamed Bekeeri 
Gudomiyaha Ucid ee Gobolka Ottawa 
14- Musse Galbeeti
Xoghayaha Xisbiga Alberta 
Guul iyo Gobanimo
Abdulkarim Musse 
Shuaib Hussein

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews