berberatoday.com
Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Qorsheyn Ku Sameeyey Xaafada Isku Raranta Ah Ee Wada Jir.
November 17, 2016 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Dawlada Hoose ee Degmada Berbera oo Sanadihii u Danbeeyay Ku Jihaysnayd Fidinta Magaalada Berbera iyo Samaynta Qorshe Hirgalinaya Magaalo Bilicsan Ayaa Xaafada Isku Raranta ah ee Jaamo Laaye Waxa Ay Ka Bilaabeen Sarfayn Ay Ku Habaynayaan Degsiimaha Xafadaasi iyo Sidii Wadooyina Loogu Samayn Lahaa.

berbera-mayor

Labadii Wiig ee Danbeeyay Ayaa Shaqadani Ka Socotay Xaafadaasi Waxaana Si Rasmiya u Hellay Dhul sharci ah oo Ay Degaan 208 Qoys,In kastoo Markii Hore Ay Isdiiwaan-galiyeen Afar Boqol oo Qoys In Ka badan.

mayirka-berbera

Mayorka Degmada Berbera oo Warbaahintu Kula Kulantay Goobtii Shaqadani Ka socotay Ayaa Sheegay In Hada Laga Bilaabo Xaafadani Ku Naaloon Doonto Wel Wel La,aan Waayo dadkani Wax Sharci ah Umay Haysan Dhulkan ay Iska Degeen Maantana Waa Hanti Ay Leeyihiin,Waxa u Hadalkiisa Ku Daray” Anagu Masuuliyiin Ahaan Waxaanu Xilka u Haynaa Waa Dadkan Markaa Wixii Horumarkooda ah Waanu Samaynaynaa,
Xoghayaha Dawlada Hoose Cabdikariin Aadan Cade oo Isna aanu La Kulanay Isagoo Mashquul ah oo Shaqadain gacanta Ku Haya Ayaa Isna Shabakada hadhwanaagnews u Sheegay in ay Fulinayaan Wixii Loo soo Igmaday oo ah In Ay Dadka Reer Berbera u Shaqeeyaan, Qofwalbana u Helo Meeluu Dego oo Sharci ah,Nasiib Wanaag Ayuu Yidhi Dhulka Berbera Waxa u Gacanta Ugu Jiraa Maamulka Dawlada Hoose Iyagaana Jaangooya Qorshayaashiisa,

Waxaa u Carabka Ku Dhuftay in ay Ka Hawlgalayaan Qurxinta Bilicda Magaalada oo Sanadkan Soo Socda ee 2017 Ugu Jirta Ajandayaashii Golaha Degaanku Ansaxiyeen Kalfdhigii ugu Danbeeyay ee 14aad

Hadaba Xaafadn Jaamo Laaye Ayaa ah Xaafad Isku Raran ah oo Mushtamaca Ugu Badan ee Danyarta ahi Ku Noolyihiin Magaalada Berbera

Dadkan Qaarkood oo Aanu wax ka Waydiinay Hawshan Dawlada Hoose Kawado Xaafadooda Ayaa Yidhi

“Kollay Markii Hore Baqdin Ayaa Naga Haysay Waxaanu Aaminsanayn Intayada Badani in Nala Jiidhayoo o Dhulkayaga Aanu Sanadaha Badan Deganayn Nalaga Qaadi Doono,Laakiin Waxa Noosoo Baxday in Qofna Aanu Waayi Doonin Dhulkiisi uuna Helli Doono Isagoo Sharci Leh oo Qorshe Wanaagsan Naloo Dejiyay,Ninkan oo Magciisa Ku Koobay Cismaan Ayaa Muujiyay Rajo Wanaagsan oo ay Ku Heeli Karaan Adeegyada aas Aasiga ah oo Markii Hore u Suura Galiwayday in Loo Qabto,

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews