Dawlada Kenya Oo Dab Qabadsiisay Shan Kun Oo Qori Oo Sharci Daro Lagu Haystay
November 17, 2016 - Written by Berbera Today
Nairobi(Berberatoday.com)-Dowladda Kenaya ayaa dab qabadsiisay in ka badan 5kun oo Qori,si ay ula dagaallanto hubka sharci darrada ah ee gacanta u galaya sida ay sheegtay argagixisada.
Madaxweyne ku xigeenka Kenya Ruto,ayaa goobjoog ka ahaa halka lagu gubay 5,250 Qori oo noocyada kala duwan ee hubka fud fudud isugu jira.