Maamulka Gobolka Selal Oo Ka Hadlay Diyaarad Millatari Oo Ruqsad La’aan Ku Soo Fadhiisatay Deegano Ka Tirsan Gobalkaasi H
November 17, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha gobolka Selal, Axmed Maxamed Xaashi, ayaa sheegay in Somaliland
iyo Jabuuti ay ka wada hadleen isla markaana ku gudo jiraan baadhitaanno lagu raad goobayo diyaarad Millatari oo kuwa qumaatiga u kaca ah oo iyadoo aan wax ogolaansho ah ka haysan dawladda Somaliland si sharci darro ah u soo fadhiisatay deegaanka Bariisle oo u dhow magaalo xuduudeedka Lawyacaddo ee ay Somaliland iyo Jabuuti wadaagaan.