berberatoday.com
Magaalada Borama Oo Si Weyn Looga Dareemayo Soo Dhaweynta Xubnaha Miisanka Culus Garabka Toosinta Midnimada iyo Cadalaada Xisbiga Wadani .
November 17, 2016 - Written by Berbera Today

garabka-toosinta2Boorama(Berberatoday.com)-Magaalada Boorama Caasimada gobolka Awdal Waxa Laga Dareemayaa Soo Dhaweynta Hogaamiyaha Mayalka Adag ee garabka Toosinta iyo Cadaalada ee Xisbiga Wadani Ahmed Muumin Seed iyo Xubnaha Hogaankaasi Si Weyn looga Dareemaya Soo Dhaweytooda .

Barxadaha Suuqyada Magaalada Boorama waxa ku dhajisan sawirada dhamaan xubanaha cadaalada iyo Midnimada ee Garabka Toosinta iyo Cadaalada Xisbiga Wadani .

Soo Dhaweyntan Garabka Toosinta waxa magaalada Boorama waxa lagu dhex wareeinayaa baabuur tiro badan oo ku rakiban yihiin Makaroofoonada Codadka dhaadheer waxana lagu dhex wareejinayaa suuqyada magaalada Booram dhexmaraya gaadiid tiro badan oo ay saaranyihiin makaroono dadweynaha Magaalada Boorama loogu sheegayo .

Dadweynaha Magaalada Boorama ayaa si diiran ugu diyaar garoobaya soo dhaweynta Xubnaha Garabka Toosinta iyo Gudoomiyaha Mayalka Adag eAhmed Muumin Seed

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews