berberatoday.com
Wasiirka Madaxtooyadda Oo Shaqo Ka Caydhin Gaar Ah La Bartilmaameedsaday Masuuliyiin Xilal Haya OO Beel Kaliya Kasoo Wada Jeeda Kuwo Kalena Xidhxidhay
November 17, 2016 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa Weerar Ba,anku haya Masuuliyiinta iyo shaqaalaha kasoo Degaanka Qorilugud,waxaanu Xadhig shirqool ah u gaystay ilaa Afar masuul oo xukumadda xilal kala duwan ka hayey kuwaas oo kala ah 1-AG.Guud ee wasaaradda Biyaha C/risaaq Naakhuude. -AG.waaxda farsamadda wasaaradda warfaafinta.eng.Axxmed saleban weyne.3- Taliyihii asluubta Gobolka Gaashaanle.salebaan kaariye 4- Xoghayihii dowladda hoose deg.caynabo Cumar Maxamud Muuse ,dhamaan Maasuuliyiintan oo siyaabo kala duwan qaarna shaqada looga joojiyay qaarna laga eryay shaqadii ay dawlada u hayeen ayaa fajac ku noqotay dadka degaanka kazoo jeeda waxaanay dhacdadii ugu danbaysa ka dhacday shalay markii lagu war helay Xogahayihii Dawlada Hoose ee degmada caynaba oo hore wanjalaad ay ugu sameeyeen Badhasaabka Gobolka Saraar iyo kooxo u adeega Wasiirka wasaarada Madaxtooyada isla markaana lagu waayay wixii lagu haystay lana sii daayay,in hadana dib xabsiga loogu taxaabay si sharciga ka baxasan isagoo xilkii uu umada u hayay haya,sidoo kale waxa isna si afduub ah Magaalada caynaba looga taxaabay Taliyihii Ciidanka askuubta Gobolka saraar Saleebaan Kaariye,.halka labada masuul ee Agaasimaha Guud ee Biyaha iyo agaasimaha Waaxda Farsamada uu wasiirka madaxtooyadu usoo adeegsaday wasaaradahooda isla markaana shawadii si sharaciga baal marsan loogaga joojiyay shaqadooda,
wasiirka Madaxtooyadu inuu gaar u ugaadhsado Masuuliyiinta degaanka Qoriligud iyo Saraar ayaan wali la garanayn in kastoo beryihii ugu danbeeyay ay soo baxayeen warar sheegaya in wasiir Maxamuud xaashi uu hungureynayay Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye hadii waayana uu ku dedaalayo in xisbigaasi guul daraysto dadkana ka eryo.
Berberatoday.com
Burco Office

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews