berberatoday.com
Wax Ka Baro Saamaynta Caafimaad Daro Ee Ka Dhalan Kara Abaaraha W/Q Dr.Cabdirisaaq Axmed Guuleed.
November 17, 2016 - Written by Berbera Today

Abaaruhu waa masiibo dabiiciya (Natural Disaster) oo ay keenan marka roobabku dib uga dhacaan xiliyadii la filaayay ama la rababay inay yimaadaan.

xoolaha-bakhtiya

Hadaba waxaa haboon in laga gaashaanto masiibooyinka ay sababtoo ah ALLE ayaa inaga og waxa dhici kara waqti kasta, laakiin waxaa la inooga baahan yahay inaga inaynu digtoonaato masiibooyinka caafimaad darro ee ay sababi karaan abaaruhu, waayo ALLE wuxuu caqliga inoo siiyay in aad ku fakarno oo aan raadino xalka aan ku badbaadi karno oo aan qorshoyaal u samaysano noloshaana .

Maaha markay masiibo ku qabsato inaad calaacasho oo aad tidhaahdid Hay’adaha caalamigaa ha nasoo gaadhaan xataa aad Allah xasuusan waydno .

Maqaalkan ugamaan talo galin inaan umadada ku canaanto igoo waqtigan ku suagan xaalad abaareed una baahan waxtar laakiin waxaan rabaaa in ay qorshe samaystaan (plan) intaan masiibadu ku dhicin ka hor.Cida la rabo inay qorayaashaa jeexdaana waa xukuumada markaa talada haysa waaayo iayagaa hagayaasha umada ah.
Hadaba waxa aynu ognahay dhibaatooyinka haysta deegaamadii ay abaarhu ku dhaceen iyo xaaladaha adag ee ka jira deegaamadaaas,

Sidaa darteed abaarhu waxay sababaan xaalad caafimaad daro waliba dhanka nafaqada (nutrition problem) waana dhibaatada ugu balaadhan ee ay dadku ka dhaxlaan abaaraha marka laga tago inay xoolohoodii iyo beerahoodii iyo aduunkoodii ay ku waaayaan , hadaba waxaa jira dad u nugul abaaraha caafimaad ahaan sidahooyooyinka,caruurta iyo dadka waawayn waxaaana loogu yeedhaa(vulnerable group).

Hadaba abaarhu dadka waxay ku keenaan xaalad nafaqo daro ka dib markay waayeeen waxay quutaan oo ah cunto dheeli tiran (balance diet)ka dib waxaa imanaaya( protein-enegy malnutrition, and mirco_nutrients deficiency).

Hadaba nafaqo daradaasi waxay sababaysaa xanuuno badan sababtoo ah difaacii jidhka ayaaa hoos u dhacaya (immune deficiency) awoodna uma laha in uu xauunada iskaga difaaco .

Hadaba waa in laga taxadiraa oo laga gaashaantaa masiibadaa nafaqo daaro ee ay sababi karaan abaaruhu ,aqoon ahaan iyo farsamo ahaanba

Lana heli karaa dad aqoon u leh nurtritionka oo xarun walba ka hawl gala waliba tuulooyinka,

Guntii iyo gabo gabadii waxaan ku talinaynaa in wasaarada caafimadku waliba qaybta nafaqadu(nutrition department) inay qorshe ka yeelato abaaraha oo ay wax diyaar u ahadaan si umada lagu samata bixiyo. Xafiiskaasina noqda mid shaqeeya, oo kaalintiisa kazoo baxa .

Maaha in la orordo marka ay dhibtu taaganatahay ee ay dhacdo.

Ha odhan mawduucani aniga ima khuseeyo oo wuxuu khuseeyaa Haayada masiibooyinka dabiicigaa iyo wasarada deegaanka ,

Ogow wasaarada caafimaadku arin wal oo caafimaad ku saabsan iyadaa ka masuula wax ka qabashadeeda iyo xakamaynteeda ba .

Maaha maqaal cid weeraraaya ama cid dhaleecaynaaya ee waa maqaal wacyigalineed oo aanu rabno in wax lagu qaato oo lagu baraarugo waliba xafiisaka nutritionka wasaaarada caafimadka.

Dadkaa abaarhu ku dhaceena ha la caawiyo Ayaan lagu halayn xukuumada oo kaliya ,dadkaa dhibaatooyin badan bay la darseen aan dhibta la qaybsano dhamanteen ganacsato iyo dadwaynba sababtoo ah diinteena ayaa ina faraysa in laysu gargaaro .

Ilaahay roob lagu diirsado dad iyo xoolabana ka cabaan oo aan dhib wadan haynoo shubo Amiin

Aamin Aaamin inshaa allah

Wa bilaahi tawfiiq

Mr_Abdirizak ahmed guled

Master Of Nutrition And Food Science

Email_crguuleed444@gmail.com

Phone: 008801724168249

Dhaka, Bangladesh

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews