berberatoday.com
Tobannaan Qof Oo Ku Dhimatay Shidaal Ku Qarxay Mozambique
November 18, 2016 - Written by Berbera Today

Tete(Berberatoday.com)-Maamulka dalka Mozambique waxa uu sheegayaan in inkabadan 70 qof ay dhinteen ka dib markii uu qarxay gaari-shidaal.

Tobannaan qof oo kale ayaa ku dhaawacantay qaraxaasi._92494928_994ebd25-fcc8-47c6-b743-10b8507900d8

Sida dowladda ay sheegtay, dad rayid ah ayaa shidaal ka shubanayay booyadda markii ay qarxeysay.

Wararka qaar waxay sheegayaan in gaariga uu gadoomay.

Arrintan ayaa ka dhacday gobolka Tete oo aanan ka fogeyn xuduuda dalkaasi uu la wadaago Malawi.

Dowladda Mozambique ayaa wafdi u dirtay gobolkaasi si ay xaaladda u soo qiimeeyaan, una ogaadaan sida lagu caawin karo dadka dhaawaca ah.

 

 

Source BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews