berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Agaasimihii Guud Ee Dhamaan Hay’adaha Sirdoonka Dalka Maraykanka Oo Iscasilay \
November 19, 2016 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-James Clapper oo ahaa Agaasimaha Guud ee dhamaan hay’adaha sirdoonka Maraykanka ayaa xilkii iska casilay.

Agaasimahan oo uu xilka u magacaabay Madaxweynaha xilka ka degaya ee Barack Obama ayaa ahaa madaxa guud ee hay’ado gaadhaya 17 oo ah kuwa Amniga iyo sirdoonka Maraykanka oo ay ku jiraan CIA, FBI iyo NSA.

 

 

Mr.Clapper ayaa bartiisa twitterka ku qoray inuu si weyn ugu faraxsan yahay inuu shaqada ka tago kahor inta uusan xilka la wareegin Madaxweynaha Cusub Donald Trump.

Madaxweynaha xilka la wareegi doona Donald Trump ayaa laga sugayaa in marka ay dhacdo xil wareejinta bartamaha bisha koowaad ee sanadka soo socda, inuu markaasi dad cusub u magacaabo xilal gaadhaya afar kun (4000) jago oo kamid ah hay’adaha kala duwan ee Xukuumada Maraykanka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews