berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Dhibaatada la Qaybsanaya Shacabka Abaartu saameysay ee Gobolada Bariga Somaliland
November 19, 2016 - Written by Berbera Today

hirsi-abaarHargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaarid ah ee Waddani Ahna Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan  oo mudo Todobaad ah ku sugan Gobolada Bariga Somaliland ee abaartu ka jirto ayaa la qaybsanaya dhibaatada iyo Xaaladaha Nololeed ee Soo Waajahay dadka Abaartu wax yeelaysay.

Hogaamiye Xirsi oo ka mida wafti Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Hogaaminayo oo xaaladaha abaarta u Jooga Gobolada Togdheer Sanaag iyo Sool ayaa maalmihii u dambeeyay ka shaqeynayay sidii uu u caawin lahaa dadka abaartu wax yeelaysa ee ka Guuraya deegaanadii ay ku noolaayeen.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews