|
berberatoday.com
Hooyaday Way Dhimatay, Wax Kastana Way La Dhimatay”.
November 19, 2016 - Written by Berbera Today
hooyadey waxay u istaagtay sidii ay ii korin laheed waxii hasaawo ah meel bey isga dhigtay, Waayo waxay dareensaneed hadii ay guursato in aan dayacmayo waxay go,aan ku gaartay in ay shaqeysato aniga waxaan jiraa 6 sano subxii waxay ii diri jirtay dugsi quraan ayadana wey shaqo tagi jirtay oo waxay aheed boyaaso si aaan u helno masiirf waxaan xasuustaa hooyadey waxay aheed qof maskiin ah oo ilahay ku xirin subxii ama habeenkii xili dhaxe ayey quraanka aqrisan jirtay, aydoo sidaas ah ayaa waxaa ku soo booday xanuun matag iyo shuban wata 4 beri guriga ka aysan bixin wax cunto noo kariyo ma aanan haysanin lacgtiina wey naga kala goday habeenkii shanaad anaga oo waxba cunin baan maqlaa Maxamed Maxamed markaas ayan ku iri hee hooyo waxay igu tiri afka biyaha igu qabo qalbadana ii jeedi walaal igu duceeya hooyadey iyo hoyooniks dhintayba #Sii_Shargaree Nala wadaag hadii aad qiso dhab ah haysid By:Muuse jama COMMENTS
|
||||
|