Masuul Ka Hayay Xil Sare Ka Hayay Xukumada Madaxweyne Siilanyo Oo Iska Dhiibay Dawlada Xamar Iyo Sababta Keentay
November 19, 2016 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Masuul ka tirsan xukuumada Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu iska dhiibay dawlada federaalka ah ee Somaliya

Masuulkan oo lagu magacaabo Mustafe Maxamuud Qodax isla markaana ahaa mareeye ku xigeenkii telefishanka qaranka Somaliland .
Ujeedada Ugu Wayn Ee Uu Xamar U Tagay ayaa lagu sheegayaa sida ay baahisay shabakada Hangoolnews Ay Tahay In Uu Ka Mid Noqdo Golaha Sare Ee Somaliya