berberatoday.com
Xoghaye Ku-xigeenkii Warfaafinta Xisbiga Ucid Uk Marwo Farduus Cige Oo Iska Casishay Xilkii iyo Xubinimadii Xisbigaas
November 19, 2016 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Xoghaye ku-xigeenkii Warfaafinta Xisbigii Burburay ee Ucid dalka Uk Marwo Farduus Cige ayaa sheegtay inay iska casishay Xilkii iyo xubinimadii Xisbigaas. Sidaasna waxay ku sheegtay Xoghaye ku-xigeenkii Warfaafinta ee Xisbigii Ucid Marwo Farduus Cige qoraal aad u kooban oo ay ku faafisay barta ay ku leedahay Baraha Bulshada ee Facebook. Qoraalkaas oo u dhigan sidan.

“Anigoo ah Farduus Cig, isla markaana ahaa

xoghaye ku xigeenka warfafiinta ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid waxaan halkan ka cadeynayaa in aan iska casiley xilkii iyo xubin nimad maanta ayeey Tariikhado tahey 15.11.2016”. ayey tidhi Marwo Farduus Cige

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews