Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtey Shan Qof Oo Loo Tuhumayo inay Xidhiidh La Leeyihiin Kooxaha Xag-jirka Ah Iyo Meelaha Laga Soo Qabtey.
November 19, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa qab qabtay toddobaadkan shan qof oo looga shakisan yahay inay xidhiidh la leeyihiin kooxaha Xag-jirka ah ee fuliya hawl-galada Ismiidaaminta ah.