berberatoday.com
Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtey Shan Qof Oo Loo Tuhumayo inay Xidhiidh La Leeyihiin Kooxaha Xag-jirka Ah Iyo Meelaha Laga Soo Qabtey.
November 19, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa qab qabtay toddobaadkan shan qof oo looga shakisan yahay inay xidhiidh la leeyihiin kooxaha Xag-jirka ah ee fuliya hawl-galada Ismiidaaminta ah.

booliis somaliland

shanta qof ee la xidhay waxay Booliisku ka soo kala qabteen gudaha Hargeysa, halka qaarkood-na hawl-galo barriga Somaliland laga fuliyey lagu soo guulaystay in lagu qabto. Booliiska Somaliland illaa hada kamay hadal dadkan, hase yeeshee sida ay Waaheen wararka ku heshay waxa lagu wadaa baadhitaan, isla markaana waxa la hubinayaa eedaha lagu haysto inay ku cadaadaan iyo inkale.

Wararka qaarkood ayaa sheegaya inay ka mid yihiin laba askari oo ka tirsan ciidamadda Somaliland, kuwaas oo ka hawl-gali jiray wasaaraddaha dawlada , halka mid ka mid ah dadkaas-na la sheegay in uu ahaa Sarrifle.

Booliiska ayaa baadhitaano ku haya dadkan, waxaana maalmahanba soo baxayey warar is-khilaafsan, kuwaas oo ku saabsan shantan qof ee la qabtay, iyadoo la hadal hayo in qabashadooda ay qayb ka ahaayeen diyaaradihii dul haadayey deegaano ka tirsan Somaliland.

 

Xigasho Waheen.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews