Cisbitaalka Ugu Wayn Dalka Tanzania Oo Sariir Leeg U Waayay Ninka Ugu Dheer Dalkaasi Si Qaliin Loogu Sameeyo
November 20, 2016 - Written by Berbera Today


Hargeysa(Berberatoday.com)-Baraka Elias, oo dhererkiisu yahay 2.20 mitir, ayaa sheegay in uu u baahnaa in qaliin lagaga badalayo misikta kaddib markii ay waxyeello ka soo gaartay kufitaan.