berberatoday.com
Madaxweynaha Turkiga Oo Wadamada Nato Ku Midoobay Uga Digay Inay Magangelyo Siiyaan Askartii Ku Lug Laheyd Afgambigii Turkiga Ee Dhicisoobay
November 21, 2016 - Written by Berbera Today

Istanbul(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Turkiga Mr Erdogan, ayaa waxa uu uga digay Isbaheysiga NATO inay magan galyo siiyaan ciidamadii isku dayay Afgambigii fashilmay ee dalka Turkiga.madaxweynaha turkiga

Mar uu ka soo duulaayay dalka Uzbekistan oo uu kula hadlay wariyayaasha ayuu sheegay in u codsaday in la soo xiro askar uu ku tilmaamay kuwo argagixiso ah.

Arintani ayaa laga yabaa in Mr Erdogan uu ku soo hadal qaado kulan uu maanta la yeelan doono xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg, oo ka qeyb galayo kulan Gaashaanbuurta NATO ay ku yeelan doonto dalka Turkiga.

Axadii ayuu Mr Erdogan sheegay in Turkiga uu ka weecan karo dadaalka uu ugu jiro ka mid noqoshada Midowga Yurub, taa bedelkeedana uu ku biiri karo ururka Eurasia ee ay ka midka yihiin Ruushka iyo Shiinaha.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews